Tiro murakab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Tiro leh sansaanka a + ib, taas oo a iyo b ay yihiin tirooyin maangal ah oo i=V-1 (ama i2=-1) a waxa la yiraahdaa qaybta maangalka ah, ib-na qaybta khayaaliga ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro murakab ↴
qiimaha sugan ee tiro murakab ah | tirooyin-khayaali |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg