Tirsame

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama. Tus. “buug, qalin, qof, iwm”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirsame

matirsame |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg