Tis
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis.
Tis
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Tis meel isugu keenid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tis ↴
qaalmootis | abtisarow | balaatihelmantis | baytis | bootis | borotista | cutis | dhitis | dhutis | fatish |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg