Tobograafiyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Qoraal faaahfaafsan iyo muuqaallo muujinaya dhismaha iyo samayska dhul gaar ah. 2. Cilmiga lagu barto qaab dhismeedka dhulka. ld tobograafiyad.
Tobograafiyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(juqr.) Qeexid faah-faahsan ama bandhig muuqaallobe-deed, dabiici iyo sanaaci, labadaba ee meeleed, sidaasoo kale ayaa laga rabaa khariidad, toobograafiyeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tobograafiyo ↴
tobograafiyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg