Toddobabax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xaflad laba qof oo is aroosay toddoba beri kaddib loo sameeyo.
Toddobabax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Laba qof oo is aroosay toddobaadkii arooska ka bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toddobabax ↴
toddobabixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg