Toddobamaggaarto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Cudur dadka iyo xoolaha ku dhaca, murqaha iyo seedaha kojiya oo si dhaqso ah u dila; kojiye; teetano.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toddobamaggaarto ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg