Togane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

Tiro xisaabeed oo eber ka badan.

Togane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(kiim.) Labada saldanab, isla eg oo walxuhu leeyihiin middood oo aan elektaroonno xambaarsanayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga togane

ugu hooseeye | atam | itaal-danabeed | qotintogane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg