Togo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)1. Xoolo iwm oo meel tuban wax ka doorasho. 2. Xarig iwm jiidasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga togo ↴
togasho | togox |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg