Tolow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tolow

toloobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg