Toogo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Muraad, qasad, hadaf, tooggo. 2. Kol; mar. ld tooggo.
Toogo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)1. Nafley rasaas ku ridid. 2. Wax liishaamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toogo ↴
ontoogoni | toogasho | tooggo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg