Tuji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. (dii.) Dad dukanaya imaan u noqosho. 2. ld tu'i. ld duji, tuki.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuji ↴
duji | dujin | imaam | mixraab | tu'i | tu'in | tujin | tujis | tuki |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg