Tumun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tumun ↴
fallar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg