Udubdhexaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-do/-dyo, m.dh)

Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga udubdhexaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg