Udullub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Socod cagajiid ah oo ay sameeyaan dad jirro, caro iwm hayso.
Udullub
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga udullub ↴
udullubi | udullubid | udullubin | udullubis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg