Ugaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.

Ugaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.

ugaarsade-hargaandi*

baydari


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugaar

waabis | edegshoomo | laandeyr | saalo | saaloo | ugaarasho | ugaarayn | ugaaree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg