Ugu hooseeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qiimaha ugu yar ama ugu hooseeya.

Ugu hooseeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(xis.) Bar ku taalla garaaf fansaar taas oo leh qiimaha ugu hooseeya ee ku dhex jira gaalis. Haddii fansaarku yahay xood si joogta ah isu haysta, u hooseeyaha fansaarku waa bar noqod; taas oo ah tiirada taabtaha marka loo eego xoodka ay si joogto ah isaga beddesho min togane ilaa tabane iyada oo maraysa eber.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugu hooseeye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg