Ujro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Lacag ama wax kale oo qiimo leh oo shaqo la qabtay lagu bixiyo ama laga qaato. ld ujuuro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ujro

ujuuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg