Ulaaxi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Sida neef caato ah oo biyo ka dhergey uu u socdo, u socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ulaaxi ↴
ulaaxin | ulaaxis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg