Unug-waalid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)

(c.nafl.) Unugga ay ka soo farcamaan ama ka samaysmaan unugyada kale marka qaybsanka unugga dhaco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga unug-waalid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg