Uu
Qaabnaxa: mu.dhm.y Isrogrogga:Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah (kan laga hadlayo). Tus. “Wuxuu rabaa inuu wax ka barto”
Uu
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Erey dareen oo tilmaamaya wax kedo ah ama wax naxdin ah, iwm.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg