Uubatee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-teeyay, -teysay)1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uubatee ↴
uubateyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg