Uumihoorow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Isbeddelka uumi ama neef ay ku noqoto hoor. Weji-gaddoonkaasi waxa wehesha kul baxa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uumihoorow ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg