Uurkubaalle
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Faras ama nin aad u dheereeya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uurkubaalle ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg