Uuryaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Xanuunka ay ummushu dareento marka ilmasidaheedu isku soo uruurayo. 2. (-llo, m.dh) Uurjiif. 3. Wax indhuhu aanay qaban karin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uuryaal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg