Uusmiiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Wax la uusmiiray noqosho.

Uusmiiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la uusmiiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uusmiiran

uusmiirmid | uusmiirnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg