Waabis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waabis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg