Waabjiif

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Qof buka oo waab jiifa laguna daaweeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waabjiif


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg