Waaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)(c.nafl.) Xubin neefsasho oo ay isticmaalaan xayawaannada biyaha ku nooli, si ay uga soo qaataan ogsajiinta biyaha dhexdooda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaf ↴
waafaji | waafajin | waafaq | waafaqid | waafaqsan | waafaqsanaan | waafaqsanaansho | waafi | yeele |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg