Waafaji
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Laba arrimood oo kala duwan is haleeshiin. Tus. “Labadaas arrimood is waafaji.”
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waafaji ↴
waafajin | abshir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg