Waafi

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

W. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weliba buro weheliso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waafi

adhaxle | dawaafi | dawaafid | dawaafin | khawaafiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg