Waagii dhagaxa

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(waayahii ..., m.l) (taar.) Waqtigii aadamigu isticmaalay qalabka iyo warmaha dhagaxa ka sameysan, ee ka horeysey markii ugu horreysey ee helaan ay bir ceedhiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waagii dhagaxa

waagii dhagaxa ee hore | waagii dhagaxa-dambe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg