Waalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cayaar cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, raggu cayaaro oo labo saf oo iska soo horjeeda, tira isla egna ah, iyadoo jilbajabsan gacmahana lagu cayaaro hees iyo jiibna leh; hellem.

Waalo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aashay, -aalatay)

1. Wax waalan noqosho. 2. Ka w.: meel cabsi awgeed uga cararid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waalo

waalasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg