Waani

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid waano u jeedin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waani

waanin | waansan | wacdi | caqliceli | diiwaani | diiwaanin | diiwaaniye | gawaani | gawaanin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg