Waano

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waano

waani | waantow | baroordiiq | baroordiiq | kawaano | naseexo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg