Waaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Magac ay Soomaalidu waagii hore ay u tigiin Ilaah. ld waq.
Jaaqla-waaqla*
Meel cidlo ah dad iyo xoolo toona ayna joogin oo gamaahiir ah,
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaq ↴
eebbe | waaqdhaacin | waaqla' | waaqlayn | waaqlee | waaqsasho | waaqso | Alle | barwaaqasooran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg