Waaqlee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Qof, tuke iwm qaylo dheer aad ugu qaylin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaqlee

waaqlayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg