Waaqso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waaqso ↴
waaqsasho | garwaaqso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg