Wabax

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Biyo ka dhergidda (xoolo).

Wabax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bxay, -baxday; -bxi)

Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wabax

wabaxguul | wabaxsan | wabaxsanaan | wabaxsanaansho | wabaxsasho | wabaxso | wabaxtaraar | wabxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg