Waddac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld waddacid.

Waddac

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waddac

waddacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg