Wadne

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.nafl.) Xubin muruq ka samaysan, hoos ka daloosha oo leh qaab toobineed kuna sugan bartamaha saableyda, afkiisuna uu yaraha bidix u janjeero, ahna xubin dhexaadka dhiigga jirka u gudbisa. ld wadno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadne

wab | awdmid halbowle wadne | ekistarasistol | garwadneed | hakad-wadneed | holac-xuub-wadneed | rugruglee | tayrotogsikoosis | wadnejoogsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg