Wadnejoogsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Joogsashada garaca wadnaha oo badanaa dhacda marka muruqyada bilaabaan inay si dhakhso badan u garaacaan dhiigna ayan soo saareyn (fibrilleshin) ama wadnahuba joosado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadnejoogsi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg