Waldaami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax culus iyadoo labada dhinac la hayo kor u qaadid. ld walwaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waldaami

waldaamin | walwaal | walwaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg