Waqtilumis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Waqtiga oo aan laga faa'iidaysan. 2. Waxyaabo laysku maaweeliyo oo waqtiga laysku dhaafiyo, sida shax, turub iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waqtilumis

mararrow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg