Waranweyro

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. War iska soo daba dhacaya. 2. War in la qariyo laysku ogaa ama ku habboonaa oo dibbadda loo saaro, oo dadka looga sheekeeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga waranweyro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg