Wardoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qofka raadiya siraha cadowga. 2. Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wardoon

wardoonid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg