Wareegaalayso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Dan la'aan meelo u socosho. ld wareegayso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareegaalayso

wareegaalaysasho | wareegayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg