Wareegacaddee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

1. Dan la'aan u wareegid. 2. Wareegacadde samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareegacaddee

wareegacaddeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg