Wareego
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xoolaha nool ee colka duullaanka ahi sahay ahaan u wato.
Wareego
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Soo w.: halkaad joogtid ka tag oo meel kale u wareeg.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareego ↴
saalaxweeto | dhexroor | fajo | laballeexad | qorrax | sannad | wareegasho | wif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg