Wareemato
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Col yar oo intay si qarsoodi ah u baxaan wax soo burburiya amaba laaya; wareento.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareemato ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg