Wareersan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax wareeray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareersan ↴
jaahwareersan | jaahwareersanaan | jaahwareersanaansho | saaqan | saaqan | daandaansan | dhaqanwareersan | dhaqanwareersanaan | dhaqanwareersanaansho | heedaddaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg